Xaaladaha xanuun Ee Sababa Calool Xanuunka?



Caabuqa iyo cudurada ku dhaca xubnaha ku jira uurkujirta ayaa sababi kara xanuunkaan. Xanuunada sababi kara waxaa kamid ah kuwo uu keeno feyrusku, bagteeriyada, iyo waliba dulinka. Sababta ugu weyn oo loo aaneeyo calool xanuunka ayaa ah infekshinka ku dhaca uurkujirta, waxaa sidoo kale kamid ah, caabuqa, eernada, mindhiciro xiranka iyo xanuunada ku dhaca mindhicirada